Degaano ka tirsan Somalia oo saaka laga tukaday Salaada Ciidul-adxaa

Qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Galgaduud ee hoos taga maamulkii Ahlu suna ee la midoobay Galmudug ayaa saaka maalintii 1-aad laga laga ciiday, lagana tukaday Salaada ciidul adxaa, xili dunida muslimka iyo qeybaha kale ee dalka Somalia ay maalintii labaad ku jiraan dabaal dega munaasabada ciida oo shalay u soo bilaabatay. Degaanadan ka tirsan … Continue reading Degaano ka tirsan Somalia oo saaka laga tukaday Salaada Ciidul-adxaa